Black Friday 2026 peste 1.000 de reduceri reale Vezi ofertele →
Saxarla - Faarax Maxamuud

Saxarla - Faarax Maxamuud

Ofertă disponibilă
MagazinPrețOfertă
Magazin 1139,50 lei Vezi oferta
🔔 Anunță-mă când scade prețul

Prețurile sunt actualizate zilnic, dar pot apărea diferențe din motive tehnice între prețul afișat aici și cel de la magazin. Prețul final, stocul exact, livrarea și returul le afli cu click pe butonul „Vezi oferta”.

Caracteristici

BrandFaarax Maxamuud
CategorieLiteratură universală

Descriere

Faarax Maxamud Maxamed (Sheeko Xariir) waa qoraa deggan waddanka Maraykanka. Waxa uu qoraa sheekooyinka caruurta, kuwa gaagaban (Short Stories), Sheekooyinka la Hal-abuuray (novels) iyo gabayo. Faarax qoraaladiisu waxa ay ku soo baxaan Afka-Soomaaliga iyo luqadda Ingriisida.

Faarax waxa kale oo uu sameeyey Golis Publishing oo dadka ka caawisa kuna dhiiri gelisa sidii ay buug u qori lahaayeen, ka dibna u daabici lahaayen. Waxa aad qoraaga kala xidhiidhi kartaan shebakadda www. farahmohamud.

com

Descrierea este cea a magazinului partener.

✨ Caută cu AI. Nu e ce cauți? Descrie exact ce vrei. Buget, pentru ce îl folosești — alegem produsele care se potrivesc cel mai bine.

✨